WARARKA

Reysulwasaaraha Cusub oo Habeenkii Xalay Kulan La Qaatey Qaar Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka

Ra’iisul wasaaraha cusub ee dhawaan la magacaabay Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu magaalada Muqdisho ka wadaa kulamo uu la yeelanayo mudanayaasha ka tirsan...

Taliyaha Cusub ee Amisom oo Kormeerey Ciidamada Amisom Qeybta 5naad ee Ku Sugan Magalada Jowhar

Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Diomede Ndegeya, ayaa kormeer howleed ku tagey ciidamada AMISOM qeybta 5-aad, ee ku sugan magaalada...

Beesha Caalamka oo Gacan Bidxeyneysa Heshiiskii Ay Gaareen Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray heshiiskii doorasho oo ay Muqdisho ku gaareen Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Maamul Goboleedyada iyo...

Dhegeyso: Axmed Madoobe oo Ka Haldey Heshiiskii ay Wada Gaareen Madaxda Dowlada iyo Maamul Goboleedyada

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay hehsiiskii doorasho oo ay Muqdisho ku gaareen Madaxweyne farmaajo, Madaxda Dowlad goboleedyada iyo Guddoomiyaha...

War Deg Deg ah Cabdicasiis Lafta Gareen oo Ku Amrey Xildhibaanada Kasoo Jeeda Koonfur Galbeed Inay Berito Yimaadaan Hotel Doorbin

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Laftagareen ayaa xildhibaannada ka tirsan baarlmaanka federaalka ee kasoo jeeda Koonfur Galbeed isugu yeeray kulan ka dhacaya hotel-ka Dorphin...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img