WARARKA

Reysulwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo Maanta Kulan La Qaatey Cabdirahman Cabdishakur

Reysulwasaaraha cusub ee xukuumada federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatey Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warame, kulanka ayaa ka dhacay madaxtooyada Soomaaliya, iyagoo ka...

Alshabab oo Sheegtey In Nin Sixiroole ahaa Ay Ku Fulisay Dil

Maxkamad ku taala magaalada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe oo ay maamusho Al-Shabaab ayaa xukun dil ah ku fulisay nin lagu eedeeyay inuu sixiroole...

Qarax Maanta Ka Dhacay Suuqa Xoolaha ee Degmada Afgooye

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in maanta qarax khasaare geystay uu ka dhacay degmada Afgooye ee gobolkaasi. Qaraxa oo...

Dhegeyso: Maddaxweynihi Hore oo Ka Hadley Arimaha Doorashooyinka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaah la xiriira doorashada Somaaliya, isaga oo madaxda dowladda ku eedeeyay inaysan daacad ka...

Baarlamanka oo Maanta Cod Aqlabiyad ah Siiyey Reysulwasaaraha Cusub

Ra'iisul wasaaraha cusub ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa helay codka kalsoonida ee baarlamaanka Soomaaliya. Waxaa u codeysay 215 xildhibaan oo ah dhammaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img