WARARKA

Ciidan Xiran Dareyska Dowlada oo Shaley Lagu Laayey Meel Ku Dhow Deegaanka Buulalow

Weerar geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa gelinkii dambe ee shaley waxaa uu ka dhacay wadada xiriirisa degmada Afgooye iyo degmada Walanweyn...

Xildhibaan Xaaji Cali oo Baaq u Direy Maamulka Degmada Walaweyn iyo Ganacsatada

Xildhibaan Xaaji Cali oo deegaan doorashadiisu tahay Degmada Walaweyn ayaa baaq ku wajahan fatahaado qasaaro dhaliyey oo ka dhacay deegaanadaas u direy Maamulka Degmada...

Nisa oo Barteeba Twiterka Soo Dhigtey Inay Qabatey 75 Tan Salfuric Acid oo Laga Sameeyo Walyaalaha Qarxa

Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA, ayaa sheegtay in ay gacan ku dhigtay 79, Tan oo maadada “Sulfuric Acid” oo ah maadooyinka...

Mareykanka oo Sheegay Inuu Laba Laabi Doono La Dagaalanka Alshabab

War kooban oo kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa waxaa ugu horreyn tacsi loogu diray shacabka iyo dowladda Soomaaliya oo maanta xasuusanaya dadkii lagu dilay...

Madaxweynaha oo Maanta Kulan La Qaatey Eheladii Marxuun Cali Khaliif Galeyr

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Ra’iisul Wasaarihii Hore ee dalka Marxuum Cali Khaliif...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img