WARARKA

Dowlada Kenya oo Ka Hadashay Ciidamada Mareykanka ee la Sheegay Inay Ka Baxayaan Somaliya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa sheegtay in tallaabada dowladda Mareykanka ay Ciidankeeda ugala baxayso Somaaliya inay khatar gelinayso abaabullada amniga ee lagula dagaallamayo argagixisada...

Wasiirka Wasaarada Boostada oo Ka Hadley Cilad Ku Timid Adeega Internetka Somaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay cilad dhanka farsamada ah oo manta ku timid qadka Internetka Soomaaliya, taasoo sababtay in qaar ka mid ah...

Madaxweynaha Mamulka Galmudug oo Ka Digey Colaadaha Ka Jira Deeganada Maamulkiisa

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa ka dhawaajiyay in xukuumadiisa aysan aqbali doonin colaad iyo qalalaase ka dhaca deegaanada Galmudug. Madaxweynaha...

Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Sheegay Inay U Diyaar Garoobeen Doorashada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in siyaasiyiinta mucaaradka ay u diyaar garoobeen doorashooyinka dadban ee dalka laga qabanayo, taasoo...

Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobey oo Maanta Ka Shiraya Arimaha Dalka Somaliya

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa ay shir Xasaasi ah ka yeelanayaan Warbixin Soomaaliya laga gudbiyay, taasi oo xanbaarsan xog...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img