WARARKA

Wasiirka warfaafinta oo ka hadley xiriirka somaliya iyo kenya oo sii xumaanaya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa ka hadlay go’aankii dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay safiirkii Kenya, sidoo kalena ay wadatashi ugu...

Alshabab oo weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada dowlada ka degenaayeen deegaanka sabiid

Ciidamada dowlada iyo alshabab ayaa waxaa uu dagaall ku dhex maray degaanka Sabiid ee gobolka Shabeellaah Hoose, waxaana ka dhashay qasaaro kala duwan. Dagaalka ayaa...

Reysulwasaare Rooble oo ka hadley cadaalad darada ay ka cawdaan shacabka somaliyeed

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu ka hadlay Cadaaad darada Shacabka Ka wajahayaan Hay’adaha Garsoorka. Waxa uu Ra’iisal wasaare Rooble Warbaahinta usheegay...

Dib u dhac ku yimid doorashadii la filaayey inay maanta ka bilaabato dalka

Waxaa dib u dhac uu ku yimid jadwalkii doorashada ee xildhibaanada aqalka sare ee horey loo soo saaray, kadibkii heshiiskii siyaasadeed ee ay dhowaan...

Kulanka Midowga musharixiinta wajigiisa labaad oo xalay ka furmey magalada muqdisho

Midowga Musharrixiinta Soomaaliya ayaa xalay isugu yimid wajiga labaad ee shirka musharraxiinta oo lagu soo bandhigay warbixin ka hadleysa xaaladda waddanka iyo maareynta marxaladda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img