WARARKA

Wefdi uu hogaaminaayo wasiirka arimaha gudaha oo maanta gaaray magalada baledweyne

Wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowlada Federaalka Soomaaliya Janaraal Muqtaar Xuseen Afrax ayaa soo gaaray magaalada Baledweyne ee xarunta...

Xasaano qaadis lagu sameeyey Xildhibaano ka tirsan maamulka puntland

Xildhibaannada Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta kulan aan caadi aheyn waxaa ay ku yeesheen Xaruntooda ee Magaalada Garoowe, waxaana la sheegay in xasaanada...

Safiirka ingiriiska oo kulan la qaatey mid ka mid ah midowga musharixiinta

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Amb, Ben Fender ayaa Muqdisho ka bilaabay la kulanka Xubnaha Musharixiinta Madaxweynaha, waxaana uu la kulmay Xildhibaan Cabduqaadir Cosoble Cali...

Maxkamada ciidamada qalabka-sida oo xukuno kala duwan ku ridey ciidamo ka tirsan dowlada

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee soomaaliya qeybta 27aad ayaa xukuno kala duwan Maanta ku riday askar ka tirsanaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed...

Siyaasiyiin gobolada waqooyi oo warsaxaafadeed kasoo saarey qaabka doorashada

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi, Siyaasiyiinta, Dhaqanka iyo waxgaradka Beelaha Gobolada Waqooyi ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxda Dowladda Soomaaliya, iyaga oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img