WARARKA

Gudiga rugta ganacsiga soomaaliyeed oo la kala direy

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha dowladda federalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u kala diray Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, Sida uu sheegay markii uu arkay xaaladda...

Reysulwasaare Rooble oo sheegay inay la fariisan doonaan cid kasta oo cabasha qabta

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa fariin u diray siyaasiyiinta mucaaradka iyo musharixiinta ka biyo-diidan doorashada, isaga oo sheegay in xukuumadiisu diyaar...

Alshabab iyo ciidamada kenya oo ku dagaalamay gobolka gedo

Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada Kenya oo ka tirsan Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo...

Ciidamada amisomiyo kuwa dowlada oo xirey wadooyinka waaweyn ee magalada baledweyne

Dadka ku dhaqan magaalada Baledweyne ayaa saaka ku soo toosay xaalad ka duwan xaaladahii hore kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM aay...

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo maanta saxiixay miisaniyada sanadka ee maamulkiisa

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar Filish) ayaa Maanta saxiixay Miisaaniyadda sanadka 2021 ee Maamulka Gobolka Banaadir kadib...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img