WARARKA

Maamulka koonfur galbeed oo si caro leh uga jawaabay falkii shaley lagula kacay cayaartoyda koonfur galbeed

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha maamul gobaleedka Koonfur ayaa sheegay in falkii lagula kacay Ciyartooyda Koonfur Galbeed uu ahaa mid si u lakac ah...

Baarlamaanka oo ansixiyey miisaaniyada sanadka

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa fadhi ay ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa waxaa ay ku ansixiyeen miisaaniyada dowladda ee sanadka 2021ka Kulanka oo xaadireen 145 xildhibaan...

GUdiga doorashooyinka oo dib u dhigey jadwalka doorashada aqalka sare

Guddiga Doorashooyinka dad ban ee Heer Federaal ayaa shaaciyay isbaddal uu ku yimid jadwalka doorashada Aqalka Sare ee horey loo qorsheeyey in ay bilaabmato...

Cayaartoyda Koonfur galbeed oo lagu weerarey magalada muqdisho

Cayaartoyeda koonfur galbeeed ayaa maanta taageerayaasha gobolka banaadir ay ku weerareen xili ay marayeen meelaan sidaa uga fogeyn garoonkii lagu qabanayey cayaaraha maamul goboleedyada. Wararka...

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo sheegay xiliga lasoo gabagabeyn doono dhismaha wadada xiriirisa muqdisho iyo afgooye

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Kormeeray Wadada Xariirisa Muqdisho iyo Afgooye halkaas oo uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img