WARARKA

Madaxweynaha mamulka galmudug oo sheegay waxa awooda dalka wiiqaya inay tahay masuliyiinta maamul goboleedyada oo loogu yeerayo madaxweyne

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) oo kamid ahaa madaxda ka qeyb gashay shirweynaha Garoowe, ayaa waxa xalay madasha lagu weydiiyay su’aalo...

Muxuu ku saabsanaa kulankii Kheyre iyo Mahdi Guuleed

Waxaa magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa ka socda kulamo gooni gooni ah oo ay yeelanayaan Madaxda isugu jira Mucaarad iyo muxaafid oo...

Diyaaradaha droneska mareykanka oo weeraro ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Diyaarado dagaal ayaa xalay waxaa ay duqeyn culus la beegsaday Xarun idaacadda Al-Shabaab ee Andulus ku leedahay deganka Kuunya-Barroow ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana...

Madaxweynaha oo saxiixay miisaniyada sanadka 2021

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee 2021 oo ay hore u soo ansixisay Golaha Xukuumadda Federaalka, ayna...

Reysulwasaare kuxigeenka oo raali gelin ka bixin hadal uu horey u yiri

Raysal Wasaare ku xigeenka dowladda federalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta raali galin ka bixiyay hadal uu horey saxaafadda ugasii daayay oo ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img