WARARKA

Midowga musharixiinta oo ka digey qandaraaska shati bixinta shidaalka

Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa qoraal digniin ah oo ku saabsan qandaraas shati bixin shidaal oo ay Wasaarada Bartoolka galeyso u diray Madaxda Dowladda,...

Wasarada amniga oo sheegtey in aan hub lagu dhex qaadan karin airporka adan cade

Wasaaradda amniga gudaha ayaa soo saartay amar lagu mamnuucayo in hub lala galo garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda waxay sheegtay amarkaan inuu ka yimid...

Reysulwasaare rooble oo maanta booqdey xerada belidoogle

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa safar deg deg ah ku taggay xerrada Ballidoogle ee gobolka Shabeellaha hoose halkaa oo fariisin...

Ciidamada danab oo howlgalo ka fuliyey deegaano ka tirsan gobolka baay

Wararka ka imanaya gobolka Baay ayaa sheegay in howlgal saacidihii ugu danbeeyay ay sameeyeen ciidamada Koomaandooska Guutada 16aad ee DANAB ku burburiyeen xarumo waaweyn...

Injineeradii dhismaha ka waday wadada isku xirta xamar iyo afgooye oo qarax lala beegsaday

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxa la sheegay in uu ka dhacay inta u dhaxeysa deegaannada Xaawo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img