WARARKA

Taliska ciidanka mareykanka Africom oo sheegay inay weerar ku dileen sarakiil alshabab ah

Taliska ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa war ay soo saareen ku sheegay in duqeyn 7 bishan oo ku beegneyd maalintii shalay ka fuliyeen saaxa-weyn...

Liiska illaa 12 Safiir oo maanta loo soo gudbiyay Golaha Wasiirada oo dib loo celiyey

Liiska illaa 12 Safiir oo maanta loo soo gudbiyay Golaha Wasiirada, si loo meel mariyo ayaa dib loo celiyay, kaddib markii qaar ka mid...

Qarax kol dhaweyd ka dhacay km4

Qaraxa si weyn jugtiisa oo looga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa kol dhaweyd ka dhacay KM4, gaar ahaan Waddada hormarta madaxtooyadii hore ee...

Alshabab oo xaley weerar dhinacyo badan ah kusoo qaadey degmada afgooye

Wararka naga soo gaaraya degmada afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay dagaalyahanno ka tirsan Ururka Al-shabaab weerar saf ballaaran ah...

Maamulka hirshabeele oo howlgalo ka fuliyey degmada jowhar

Ciidamada Ammaanka ka howlgalla Magaalada Jowhar ayaa waxaa ay Xaafado ka tirsan Magaaladaasi ka sameeyeen howlgallo lagu xoojinayo amniga Magaalada, iyada oo howlgaladaas lagu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img