WARARKA

Reysulwasaare Rooble oo sheegay in doorashooyinka laga bilaabi doono qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa war uu soo saaray ku sheegay in ugu danbeyntii xukuumadu go'aansatay in la guda-galo doorashada, kaddib...

Ayax raxan raxan u socoda oo maanta ku habsadey degmada doolow ee gobolka gedo

Ayaxii ugu badnaa ayaa Maanta lagu arkay xaafado ka tirsan degmada Doolow ee Gobolka gedo, iyada oo sidoo kale uu ku habsaday Beero ku...

Odayaasha dhaqanka beelaha digil iyo mirifle oo soo saarey war saxaafaded ay kaga soo horjeedaan hadalkii generaal galaal

Kulan ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka beelaha digil iyo mirifle ayaa waxaa si weyn loogu gorfeeyey hadal dhawaan kasoo yeeray generaal Maxamed Nuur galaal. Generaal...

Safiiradii ay shaley soo celiyeen golaha wasiirada iyo weliba reeraha ay kasoo jeedaan

Golaha wasiirada ayaa maalintii shaley dib usoo celiyey 12 safiir oo uu wasiirka arimaha dibada hor dhigey golaha wasiirada taasoo ay ka biya diideen...

Madaxweynaha maamulka hirshabeele oo maanta soo gaaray magalada muqdisho

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxeyna aheyd markii ugu horreysay uu soo gaaro caasimadda. Madaxweynaha ayaa garoonka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img