WARARKA

Xukuumada oo ka hadashey duqeyn uu mareykanka ka fuliyey gobolka shabelaha hoose

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn ciidanka Mareykanka ay ka fuliyeen saacadihii la soo dhaafay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Duqeyntan oo dhacday...

Midowga musharixiinta oo walaac ka muujiyey askarta tababarka loogu qaaday dalka eriteraya

Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa walaac xoogan ka muujiyey xaalada ciidamadii tobabarka loogu qaaday Ereteriya, xili ay maalmihii u dambeeyay waalidiinta dhalinyaradaas ay muujinayeen cabasho...

Midowga yurub oo muqdisho ka daah furey mashruuc ku kacaya 14.7 milyan

Munaasabad lagu daahfurayay mashruuc Midowga Yurub uu maalgeliyay oo ku saabsan Kalluumeysiga iyo xoolaha ayaa saaka ka dhacay Hotel Decale ee magaalada Muqdisho. Mashruucan oo...

Madaxweynaha maamulka hirshabeele oo muqdisho kulan la qaatey xildhibanada baarlamanka ku metela hirshabeele

Madaxweynaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xusseen Guudlaawe oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la kulmay xildhibaannada Baarlamaanka federaalka ku matala Hirsahbeelle. Xildhibaannada oo...

Gudiga xaqiiqo raadinta khilaafta kenya iyo somaliya oo ka warbixiyey wixii ay la kulmeen

Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shir la yeeshay wafdiga Djibouti ee IGAD ay u xil saartey xal-u-helidda khilaafka diblomaasiyaddeed ee dhex yaalla Soomaaliya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img