WARARKA

Shirkii madaxda dowlada iyo kuwa maamul goboleedyada oo fashil ku dhamaaday

Waxaa gabi ahaanba burburay oo lagu kala taggay shirkii Dhuusa-Mareeb uga socday madaxda dowladda Federaalka, Dowlad gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir oo saddexdii cisho ee...

Nabadoon Sheekh Axmed Gaambi oo aan ka wareysanay xaalada degmada walaweyn

Warbaahinta daafeet media ayaa si ay u ogaato xogta dhabta ah ee ka taagan degmada walaweyn waxaa ay wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatey...

Reysulwasaarihii hore oo ka digey in dalka uu galo qalalaase dastuur iyo mid siyaasadeed

Ra’iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka digay qalalaase dastuuri ah iyo mid siyaasadeed hadii la gaaro 8-da February iyadoo aan laga...

Mareykanka oo sheegay inuu joojiyey taageerida dagaalka ka socda yemen

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa khudbad ka jeediyay booqashadiisii ​​ugu horreysay ee uu ku tago Waaxda Arrimaha Dibadda Khamiistii, isagoo taabtay arrimo badan oo...

Alshabab oo mudo kooban la wareegay gacan ku heynta deegaanka warmaxan

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab iyo Ciidanka dowladda ay ku dagaallameen degaanka Warmaxan oo hoos yimaada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img