WARARKA

Xalka Doorashada waa Kursiga-in-la-wadaago

Waxaa Qoray: Abdulkadir M. Abow Waxaa la joogaa waqtigii doorashada Soomaaliya oo mar walbo ah waqti dhib badan oo xamaasad iyo cabsi fara-badan aay...

Madaxweyne Farmaajo oo maanta hortegey golaha shacabka qudbadna ka jeediyey

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeedinayay Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka hadlay shirarkii looga hadlayay arrimaha doorashooyinka iyo heshiisyadii horay loogu...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo sheegey in shirka fashilkiisa uu masuul ka yahay madaxweyne farmaajo

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo warbaahinta la hadlay ayaa mas'uliyada burburka shirkii Dhuusa-Mareeb dusha uga tuuray madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya...

Gudoomiyaha baarlamaanka oo sheegay inaysan jiri doonin wax mudo kororsi ah

Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cabdiraxmaan Mursal ayaa sheegay inuusan barlamaanku u qorshaysnayn in ay muddo kordhin u sameeyaan madaxweynaha Soomaaliya iyo xukuumadiisa. Guddoomiyaha oo...

Madaxweyne farmaajo oo magalada muqdisho dib ugu soo laabtey

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhaw dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho isaga oo ka soo kicitimay magaalada Dhuusa-Mareeb. Madaxweyne Farmaajo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img