WARARKA

Qoraal kasoo baxay midowga musharixiinta oo lagu sheegay in bananbaxyada aysan joogsan doonin

War Qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Musharixiinta Mucaaradka ayey ku sheegeen in aysan joojin doonin dibadbaxyada ka dhanka dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne...

Igad oo ka hadashay rabshadihii shaley ka dhacay magalada muqdisho

Urur gobolleedka IGAD ayaa cambaareeyay iska horimaadyadii maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaddib markii ay dowladdu is hortaagtay mudaaharaad ay qorsheynayeen in ay...

Daawo reysulwasaaraha xukumada federalka oo eedeyn usoo jeediyey golaha musharixiinta

Reeysulwasaaraha xukumada federaalka somaliya Maxamed Huseen Rooble oo koldhaweyd warbaahinta la hadley ayaa eedeyn usoo jeediyey masuuliyiinta golaha musharixiinta. Reysulwasaaraha ayaa sheegay in bananbixii ay...

Daawo hogaamiyaha xisbiga wadajir oo ka hadley weerarkii maanta lagu soo qaadey dad bananbax sameynaayey

Hogaamiyaha xisbigawadajir Cabdirahmaan Cabshakuur oo warbaahinta la hadley ayaa ka warbixiyey weerarkii maanta lagu soo qaadey dad sameynayey dibadbax ay soo abaabuleen golaha musharixiinta. Cabdirahmaan...

Qaramada midoobey oo walaac ka muujiyey xaalada uu dalka galay

Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya taasoo u dhaxeyso Dowladda Dhexe...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img