Reer Cali Siidi, Reer Abikar Cali iyo Reer Siidi Sheekh Saalax waxaa ay halkani tacsi tiiraanyoleh uga dirayanaa eheledii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa ku dhawaaqay inay joogteyn doonaan bannaan baxyada, si ay shacabka u muujiyaan rabitaankooda iyo in dalka aysan ka abuurmin diktaatooriyad.
Qoraal...
Qaar kamid ah duulimaadyada Caalaamiga ee imaan jiray Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay hakiyeen duulimaadyadii ay ku imaan jireen Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.
Shirkadaha...
Midowga Africa ayaa ku amray ciidamada Amisom ee jooga Soomaaliya inay dhex-dhexaad ka noqdaan muranka siyaasadeed ee dalka kadib markii rabashado ay ka dhaceen...