WARARKA

Diblumaasi hore oo sheegay in somaliya aysan u baahneyn shaqsi keligiis taliye ah iyo dagaal kale

Diblumaasigaan oo lagu Magacaabo Cemalettin Kani Torun ayaa soo noqday safiirka Turkiga ee Soomaaliya sanadihii 2011 ilaa 2014, waxaana uu sheegay in digniinta Madaxweynaha...

Madaxweynaha maamulka puntland oo iftiimiyey damaca madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday

Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa shaaciyay xog hoose iyo hadalo ay is dhaafsadeen...

Villa somaliya oo ka warbixisay kulankii maanta

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa goor dhoweyd war-murtiyeed kasoo saartay shirkii uu maanta shir guddoomiyey madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaasi oo ay ka qeyb-galeen...

Maamulka jubaland oo mowqif cad ka istaagay shirarka uu ku baaqayo farmaajo

Warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka jubaland ayaa mowqif cad ka istaagay shirarka uu ku baaqey madaxweynaha waqtigiisa dhamaadey Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Warsaxaafadeedkaasi ayaa ku qornaa dhowr...

Wasarada arimaha dibada mareykanka oo sheegay in lala xisabtami doono kuwa tumanaya xuquuqda insaanka

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa looga digay dalalka caalamka in ay joojiyaan ku tumashada sharciga, iyadoo ku marmarsiinayo in uu jiro...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img