Wararka inaga soo gaaraya magalada muqdisho ayaa sheegaya in cudurka corono viruska uu fara ba,an ku hayo somaliya dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafayna uu...
Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxaa ay markale ku dhawaaqeen banaanbax nabadeed oo ay ku doonayaan in...