Wararka ka imanaya degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa sheegaya in saacadihii aynu soo dhaafay Iskahorimaad culus uu halkaa ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo...
Golaha amaanka ee qaramada midoobe ayaa liiska dadka lagu soo rogay cunaqabateynta waxaa uu ku daray seddex hoggaamiye oo Al-Shabaab ka tirsan.
Hoggaamiyeyaasha Al-Shabaab uu...
Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa soo saaray warbixin la xiriirta howlgalladii ugu dambeeyay ee Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ka sameeyeen degmooyin...
Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay Khamiistii in loo cusbooneysiiyo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya AMISOM, oo ah ciidan nabad ilaalin ah...