WARARKA

Madaxweynaha maamulka puntland oo ka hadley qilaafka kala dhexeeya farmaajo

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi deni ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha soo cel celiya khilaafka ka dhaxeeya dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya...

Reysulwasaaraha iyo golaha musharixiinta oo shir uga furmey hotel ducaale

Reysulwasaaraha xukuumada federaalka somliya, Madaxweynaha Hirshabeelle, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir midowga iyo musharixiinta ayaa dhawaan kulan waxaa uu uga furmey Hotelka Decale oo ku yaal...

Duqa magalada muqdisho oo amar kusoo rogey ganacsatada magalada muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta Shir Gudoomiyey Kulan looga hadlayay Wacyigelinta Xanuunka Covid-19 oo...

Wasarada caafimaad oo soo jeedisay in dib loo soo celiyo xayiraadii sanadkii hore

Wasiirka caafimaadka dowladda federalka Soomaaliya, Drs, Fowsiyo Abiikar Nuur, ayaa soo jeedisay in dib loosoo celiyo xayiraadii lagusoo rogay Soomaaliya, sanadkii hore. Wasiirka caafimaadka oo...

Reysulwasaare rooble oo maanta mar kale la kulmi doona golaha musharixiinta

Raysal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in maanta markale uu kulan kula qaato magaalada Muqdisho xubnaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img