WARARKA

Madaxweynaha maamulka puntland oo muqdisho kala soo degey ciidan aad u hubeysan

Ciidamo aad hubaysan oo ah ilaalada madaxweynaha Puntland ayaa gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo uu ku wajahan yahay madaxweyne Deni oo ka qeyb galaya...

Golaha amaanka oo meel mariyey qaraar lagu kordhinaayao waqtiga howlgalka midowga africa

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa jimcihii meel mariyay qaraar lagu kordhinayo waqtiga howlgalka nabad ilaalinta Midowga Africa ee Soomaaliya ilaa bisha December. Qoraalka oo...

Cali Mahdi Maxamed oo aas qaran loogu sameeyey magalada muqdisho

Madaxweynaha Muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,Madaxweyneyaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa salaadda janaasada ku tukaday, Alle...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo kulan la qaatey wakiilka amisom

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmey Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya mudane Francisco Madeira. Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa...

Tacsi: Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun bahda daafeet media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryootey hooyo Madina...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img