WARARKA

Wasiirka Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka oo sheegtey in dalka uu ku jiro xaalad bini’aadan-nimo tii ugu adkeyd

Wasiirka Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Qaranka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye Afrax oo shir jiraa’id qabatay ayaa waxay faah faahin kaga bixisay...

Hogaamiyeyaasha maamul goboledyada koonfur galbeed iyo galmudug oon weli muqdisho soo gaarin

Iyadoo la filayo dhawaan in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir ay soo qabanqaabiyeen beesha caalamka oo ay ka qeybgalayaan madaxda dowladda federaalka, maamul...

Waddooyika Muqdisho oo la xiray iyo gadiid dagaal iyo ciidamo lagu arkayo

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka xiray inta badan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, iyada oo gaadiidka dadweynaha & kuwa gaarka loo...

Turkiga oo dhex-dhexaadinaya Dowladda Federaalka iyo Midowga Musharaxiinta

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Turkiga, Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay in dowladdiisa ay dhex-dhexaadin doono dowladda Federaalka iyo Midowga Musharaxiinta oo isku khilaafsan doorashada...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo maanta kulan la qaatey safiirka jabuuti u fadhiya somaliya

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam oo haatan ku sugan Muqdisho ayaa ka wada kulamo gaar gaar ah oo looga hadlayo xaaladda dalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img