WARARKA

Xog: Beesha caalamka oo ka xumaatay 3 tallaabo oo FARMAAJO uu qaaday

ilo lagu kalsoon yahay oo ay heshay Daafeet.com ayaa sheegaya in beesha caalamka ay ka xumaatay tallaabooyin uu qaaday Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee...

Musharax Daahir Geelle oo ka hadlay dadaallada doorashooyinka baaqna u diray shacabka

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay dadaallada ay waddo beesha Caalamka ee lagu doonaayo in dalka ay ka dhacdo doorasho aan aheyn...

Xildhibaano digniin culus u direy saraakiisha uu adeegsado madaxweyne farmaajo

Waxaa maanta kulan isugu yimid xildhibaanada taabacsan Golaha Badbaado Qaran oo dhawaan Muqdisho looga dhawaaqay, waxaana golahaas ku mideysan guddoomiyaha Aqalka Sare, madaxweynayaasha Jubbaland...

Wasiirkii hore ee amniga jubaland oo ciidamo ku wareejiyey dowlada

Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo dhawaan isku soo dhiibay dowladda Federalka ayaa shaley fuliyay qeybta ugu muhiimsan heshiiskii ay isla gareen...

Dhegeyso Amsiom oo sheegtey sababta ay ciidamada dowlada ugu wareejiyey degmada afgooye

Taliska AMISOM ayaa si rasmi ah ugu wareejiyey Amniga Guud ee Degmada Afgooye Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed, kadib Munaasabad ka dhacday Degmadaasi. General Shoome oo ah...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img