WARARKA

Mareykanka oo sheegay in uusan taageeri doonin muddo kordhinta Farmaajo

Dowladda Mareykanka ayaa si kulul uga hadashay go’aankii dhawaan ay golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ay mudda kordhinta ugu sameeyeen Madaxwayne Maxamed Cabdulahi Farmaajo. Bayaan...

Galmudug oo War kasoo saartay Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Badda

Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay Is-rasaaseeyn maalin kahor dhexmartay Ciidanka Ilaalada xeebaha Galmudug iyo Ciidan la socday Markab waday kalluumeysi sharci darro ah, taasi...

Deegaano ka tirsan Gobolada dalka oo Maanta aan laga soomin

Iyadoo Maanta ay tahay Maalinta Koowaad ee Bisha barakeysan ee Ramadaan oo Dunida Muslimka si wada jir ah looga wada sooman yahay ayaa deegaano...

Mareykanka oo ka horyimid muddo kororsiga ay sameeyen Golaha Shacabka

Madaxa Xiriirka Arrimaha Dibadda ee Aqalka Senate-ka ee dalka Mareykanka Senator Bob Menendez ayaa ka hor yimid Go’aankii shalay Xildhibaanada Golaha Shacabka ay muddo...

Maamulada Puntland iyo Jubaland oo mowqif adag ka qaatey mudo kororsiga baarlamaanka ku dhawaaqay

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa siwyen uga soo horjeestay Go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka ay muddo kordhin ugu sameeyeen hay’adaha kala duwan ee dowladda Ferderaalka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img