WARARKA

Madaxweyne farmaajo oo buffalo news u sheegey in uu xilka sii heyn doono ilaa doorasho ka dhacdo

Madaxweynaha dowlada federaalka somaliya oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Wargeyska buffalo news ayaa sheegay inuu xafiiska sii joogi doona illaa doorasho ay ka...

Faah faahin:-Shil khasaaro geystay oo ka dhacay Galgaduud

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay Shil gaari oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka deegaanka xananbuure ee Goboka Galgaduud ee Maamulka Galmudug, kaasi...

Wasarada gaashaandhiga oo ka jawaabtey war-murtiyeedkii golaha amniga midowga africa

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Xil-gaarsiinta Soomaaliya Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim ayaa ka hor yimid war murtiyeedkii Golaha amniga iyo nabadgalyada Midowga Afrika uu...

Midowga Yurub oo lacag badan ugu Deeqay dalal ay ku jirto Somalia

Iyadoo ay sii kordhayso Baahida Gargaarka Samafalka ee Geeska Africa ayaa waxay Guddiga Midowga Europe ku dhawaaqeen Kaalmo cusub oo la siinayo dalalka Geeska...

Mareykanka oo taageeray go’aankii Golaha Nabadda iyo amniga Midowga Afrika

Mareykanka ayaa taageeray go’aankii kasoo baxay Golaha Nabadda iyo amniga Midowga Afrika kaaasi oo gabi ahaanba lagu qaaddacay muddo kordhinta Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img