WARARKA

Qaramada midoobey oo sheegtey in xalka somaliya uusan ku jirin dagaal

Qarramada ayaa war deg deg ah ka soo saartay dagaalladii ugu danbeeyay ee ka soo cusboonaaday ee Muqdisho ku dhaxmaray ciidamada kala taabacsan dowladda...

Reysulwasaare Raable oo ka adley dagaaladii shaley ilaa xaley ka dhacay magalada muqdisho

Ra'iisal Wasaaraha Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo ka hadlay dagaalladii ugu danbeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wax...

Safiirka cusub ee Itoobiya u soo magacaawday Somalia oo yimid Muqdisho

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Axad ah, xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, kaga guddoomay nuqul ka...

Wasiirka wasarada maliyada oo sheegay in dhaqaalihii ay bixin jireen beesha calamka la goostey

Xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay sheegtay in laga jartay dhaqaalihii aduunweynaha siin jiray, taasoo keentay in hadda dhaqaaluhu gabaabsi yahay. Wasiirka Wasaarradda...

Gudoomiyihii deegaanka leego oo xaley la diley

Magaalada Wanllaweyn ee gobolka Shabeellada Hoose waxaa xaley lagu dilay guddoomiyihii deegaanka Leego iyo qaar ka mid ah ilaaladiisa, kadib markii lagu weeraray guri...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img