WARARKA

Webiga shabeele oo ku fatahay magalada jowhar

Wabiga Shabeelle ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay uu Go’doon galiyey magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hir-Shabeelle, sida ay sheegeen masuuliyiin...

Maamulka puntland oo daah furey doorashooyinka golaha deegaanka

Madaxweyne ku xigeenka Mamulkaas Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa Magaallada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar ku daah-furaya is diiwaan gellinta Doorashooyinka Golayaasha degaanka oo...

Reysulwasaaraha xukuumada federaalka oo ka qeyb galey caleemasaarka madaxweynaha jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda fedraalka somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dib loogu doortay...

Ciidamada nabasugida oo howlgalo ka fuliyey duleedka magalada beledweyne

Ciidamada nabad sugida ee dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay howl-gal qorsheysan ka fuliyey duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo lagu xaqiijinayey...

Wasiirka wasarada maaliyada oo ka jawaabay eedeyn kaga timid maamulka hirshabele

Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid maamulka Hirshabeelle oo ay sheegeen in ay xayirtay lacago loogu tala galay in wax...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img