WARARKA

Maamulka Jubaland oo soo dhaweeyey shirka uu iclaamiyey reysulwasaare rooble

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa cadeeyay mawqifkooda ku aadan shirka wadatashiga doorashooyinka ee uu dhawaan iclaamiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, kaas oo...

Tuulooyin ku yaala duleedka degmada beledweyne oo la gubey

Maleeshiyaad hubeysan ayaa xalay waxaa ay gubeen tuulooyin ku yaal Waqooyiga Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, halkaas oo muddooyinkii dambe ay ka socdeen...

Musharax Daahir Geele oo 5 qodob usoo jeediyey reysulwasaraha

Daahir Maxamuud Gelle oo kamid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimo ee dalka oo sidoo kale ahaa wasiir katirsan xukuumadii Xasan Cali Kheyre ee...

Alshabab oo weeraray xero ay ku sugnaayeen ciidamo kenyaan ah

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda Kenya ku leeyihiin degaan hoostaga Gobolka lamu ee...

Waaladiin ay caruuri ka maqan tahay oo maanta ku banan baxay taalada daljirka dahsoon

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta dibadbax ka dhigay Waalidiin sheegay in dowladda Soomaaliya ay Carruur ay dhaleen uga qaaday dalka Ereteriya si loo askareeyo, hasayeeshee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img