WARARKA

Kulankii madaxweynaha iyo reysulwasaraha oo ku dhamaadey natiijo la.aan

Shirkii lagu dhexdhexaadinaayay madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Rooble ayaa saacado badan kadib Xalay waqti dambe kusoo idlaaday natiijo la'aan. Madaxda ugu sareysa dalka ayaa...

Wasarada maaliyada oo lagu amrey in aan wax lacag ah laga bixin karin qasnada dowlada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar ku bixiyay in aan wax kharash ah laga bixin karin lacagta Hey’adda IMF ee qoondada...

Madaxweyne farmaajo iyo reysulwasaare rooble oo kulan uga bilowdey villa somaliya

Goor dhow xarunta Madaxtooyada qaranka waxaa si rasmi ah uga bilowday kulan u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaare Rooble. Khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Maxamed...

Jaaliyada koonfur galbeed ee waqooyiga ameerica oo taageerey reysulwasaare rooble

Kulan ay habeenkii xaley isugu yimaadeen waxgaradka iyo aqoonyahanada jaaliyada koonfur galbeed ee waqooyiga ameerica ayaa waxaa ay taageero ugu muujiyeen reysulwasaaraha xukuumada federalaka...

Gudoomiye Mursal oo siyaasad qar iska tuur ah mar walba lasoo shir taga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee waqtigooda dhamaadey Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku biiray dadaallada looga hortagayo in Ikraan Tahliil Faarax ay hesho cadaalad, taasi...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img