WARARKA

Somaliya oo loo xukumay dacwada bada

Maxkamada Cadaaladda Aduunka ee ICJ ayaa goordhaw si rasmi ah ugu xukmisay dalka Soomaaliya lahaanshaha dhul badeed ay dowladda Kenya murum galisay. Maxkamada Caalmiga ah...

Ciidamo ka tirsan boliiska amisom oo la geeyey degmada baraawe iyo dhusamareb

Waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud & Degmada Baraawe ee gobolka shabelaha hoose la geeyay Ciidamo ka socda Booliska Howlgalka Midowga Afrika ee...

Golaha midowga musharixiinta oo ka hadley dib u dhaca doorashada

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxay ku sheegeen iney walwal aad u weyn ka qabaan dib...

Ciidamada ahlusuna oo isaga baxay degmda matabaan

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca ay isaga baxeen guud ahaan degmada Matabaan, taas oo ay dhowaan...

Maleeshiyaad u abaabulan qaab qabiil oo maanta is hor istaag ku sameeyey doorasho deegaaneedka degmada baraawe

Israsaaseyn kooban ayaa waxaa ay Maanta degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ku dhex-martay Ciidamada Ammaanka degmadaas iyo maleeshiyaa diidan habka loo dhisay Golaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img