WARARKA

Gudiga doorashooyinka maamulka jubaland oo bilaabey diiwaangelinta musharixiinta

Xubnaha Guddiga doorashooyinka ee Heer Maamul Goboleed ayaa Maanta waxaa ay Xaruntooda Magaalada Kismaayo ka bilaabeen diiwaangelinta musharixiinta Aqalka Sare ee Beri doorashadooda ay...

Maamulka degmada walaweyn oo Howlgalo dhinaca amniga ah ka fuliyey degmada

Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo ay wehlinayeen Ciidamada Maamulka degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo isbaaro qaadis ah...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo ku dhawaaqey musharixiinta qalka sare ee harsaneyd

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa soo saaray liiska magacyada afarta musharax ee ka harsaneyd kursaasta Aqalka sare xubnaha uga...

Howlgalo ka dhacay magalada kismaanyo oo lagu soo qabqabtey xubno ka tirsan alshabab

Ciidamada ammaanka ee maamulka Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howl-gallo qorsheysan ka sameeyey xaafadaha magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, kuwaas oo lagu xaqiijinayey...

Sheekh Shariif oo hoygiisa kulan kula qaatey madaxwenaha maamulka hirshabele

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magaalada Muqdisho waxaa uu kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Madaxweyne Shariif Sheekh...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img