WARARKA

Waa sidee maanta xaalada magalada guuriceel

Waxaa saaka rasaas goos goos ah laga maqlayaa aaga Jaamacadaha ee degmada Guriceel, halkaas oo saacadihii la soo dhaafay ay siweyn ugu dagaalameen Ciidanka...

Dowlada federaalka iyo mamul goboleeyada oo ka shirey xaaladaha bini’aadanimo ee ka taagan dalka

Wasaaradaha Gar-gaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Heer Federaal, Heer Maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir ayaa ka shiray xaaladaha Bini’aadannimo ee ka taagan qeybo ka mid...

Maamulka jubaland oo soo gabagabeyey doorashooyinkii aqalka sare

Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta oo khamiis ah lagu qabtay doorashada Afarta Kursi ee Maamulkaas uga harsaneyd Xildhibaannada Aqalka Sare ee...

Madaxweynaha kenya oo sheegay in uusan marnaba aqbali doonin xukunka maxkamada icj

Dowladda Kenya ayaa mar kale ku adkeysatay in xuduud -badeedka ay la wadaagto Soomaaliya uu ku socdo xarriiq dhanka bari ah oo laga soo...

Alshabab oo gumaad ba’an ku haya shacabka gobolka bakool

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay gubeen oo ay dab xoogan qabad-siiyeen gaari Dameero raashin waday, kuna sii jeeday degmada Waajid oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img