WARARKA

Doorasho 3 kursi oo aan lagu tartamin oo maanta ka dhacdey magalada kismaanyo

Maanta oo Jimco ah Magaalada Kismaayo ee maamul Jubbaland ayaa waxaa ka dhacday doorashada 3 Kursi oo aan lagu tartamin kadib markii ay is...

Howlgalo lagu sugaayo amniga oo maanta laga fuliyey tuulooyin hoos taga degmada walaweyn

Ciidamada Millateriga Soomaaliya ayaa howlgallo ka dhan ah Burcadda hubeysan ee dadka dhaca u geysanaya waxaa ay ka sameeyeen degaano hoostaga degmada Walanweyn ee...

Gudiga doorashooyinka banaadiri oo shaaciyey doorashada jedwelka 5 kursi

Guddiga maamulka doorashooyinka Banaadiriga ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada shan kursi oo reer Banaadirigu ku leeyihiin aqalka hoose. Guddiga dooraahada ayaa ku wargaliyay ergada iyo...

Taliyaha saldhiga boliiska beledweyne oo ku dhintey iska hor imaad halkaasi ka dhacay

Wararka aynu ka heleyno magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in goordhaw uu ku dhintay iska hor imaad kooban oo ka dhacay Saldhiga Booliiska Baledweyne Taliyahii...

Doorasho dhowr kuraas oo maanta lagu qabtey magaalada baraawe

Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta lagu qabtay doorashada 7 kamid ah kuraasta ugu dambeeysa ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img