Gudiga doorashooyinka banaadiri oo shaaciyey doorashada jedwelka 5 kursi

0
321

Guddiga maamulka doorashooyinka Banaadiriga ayaa soo bandhigay jadwalka doorashada shan kursi oo reer Banaadirigu ku leeyihiin aqalka hoose.

Guddiga dooraahada ayaa ku wargaliyay ergada iyo musharaxiinta u tartamaeysa kuraastan inay u diyaar garoowaan diiwan galinta maalmaha ku jadwaleysan jadwalka doorashada.