WARARKA

Golaha amaanka ee qaramada midoobey oo cambaareeyey weeraradii ka dhacay muqdisho iyo baledweyne

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay kooxihii ka dambeeyay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii lala beegsaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...

Reysulwasaaraha oo xafiiskiisa kula kulmay wakiilka midowga africa u qaabilsan somaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xafiiskiisa kula kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Fransisco Madiera, iyagoona ka wada-hadlay kaalinta...

Gudiga doorashooyinka hirshabele oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada 4 kursi

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad-gobolleed ee Hirshabelle, ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada afar kursi oo deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka...

Alshabab oo weerar madaafiic ah ku qaadey saldhiga ay ciidamada dowlada ku leeyihiin degmada awdheegle

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saaka waaberigii hore waxaa ay weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin degmada Awdheegle oo...

Boliiska gobolka hiiraan oo ka hadley qaraxyadii xaley ka dhacay magalada beledweyne

Ciidanka Booliska Magaalada Beledweyne ayaa faah faahin guud ka bixiyay khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyadii is xigxigay ee xalay ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img