Gudiga doorashooyinka hirshabele oo ku dhawaaqay jadwalka doorashada 4 kursi

0
238

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad-gobolleed ee Hirshabelle, ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashada afar kursi oo deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.