WARARKA

Ciidamada danab oo howlgalo ka sameeyey deegaano ka tirsan gobolka shabelaha hoose

Ciidanka DANAB gaar ahaan Ururka 4aad Guutada 16-aad ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyey degaanka Caliyoow Baaroow oo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha Ciidamada ayaa...

Musharaxa gudoonka baarlamaanka sheekh adan madoobe oo kulan la qaatey wakiilka qaramada midoobe ee somaliya

Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe), oo ka mid ah musharixiinta xilka guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ayaa Maanta la kulmay wakiilka...

Madaxweynaha maamulka jubaland oo maanta xafiiskiisa kulan kula qaatey gudiga doorashoonka heer federaal

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer federaal Muuse...

Gudiga qabanqaabada doorashooyinka gudoonka labada aqal oo iska dhex doortey guduumiyeyaal

Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa iska dhex doortay guddoomiyaha iyo xoghayaha...

Wefdi uu hogaaminaayo gudoomiyaha gudiga doorashooyinka oo maanta gaarey magalada kismaanyo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT Muuse Geelle ayaa maanta soo gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img