WARARKA

Gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka oo sheegey inuuka qeyn doono wada shaqeynta dowlada iyo maamul gooleedyada

Guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in barlamaanka cusub uu ka shaqey doono sidii Meesha looga saari lahaa wada shaqayn...

Maxkamada oo maanta bilowdey dhegeysiga dacwada kursiga hop86

Maanta ayaa Maxkamadda Sare ee dalka waxaa ay billowday dhageysiga dacwadda ka dhanka ah Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee hakiyay kursiga hop086 oo uu...

Gudiga doorashooyinka gudoonka labada aqal oo bilaabey Diiwaan gelinta musharixiinta gudoonka labada aqal

Guddiyada doorashooyinka Guddoonka golaha Shacabka & Aqalka Sare ayaa maanta magaalada muqdisho ka bilaabay diiwaangelinta musharrixiinta Guddoomiyeyayaasha labada Aqal & kuxigeenadooda. Musharrixiinta ugu horreeya ee...

Gudiga doorashooyinka gudoonka labada aqal oo soo saaray jedwalka doorashooyinka gudoonka labada aqal

Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka & Aqalka Sare ayaa waxaa ay maanta soo saareen jadwalka doorashada Guddoonka Golaha Shacabka oo la qabanayo dabayaqaada bishaan...

Baarlamaanka labada aqal oo maanta ka shiraya habraaca doorashooyinla gudoonka baarlamaanka iyo kan madaxweynaha

Baarlamaanka Labada aqal ayaa maanta yeelanaya Kulan wadajir ah oo looga arrinsanayo ansaxinta wax ka badelka Habraaca ku-meel-gaark ah ee Doorashooyinka Guddoonka labada Gole...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img