WARARKA

Howlgalo xaley laga sameeyey degmooyinka Hodan,Waaberi iyo Wadajir

Howlgallo lagu soo qabqabtay dad fara badan ayay cidamada amaanka dowladdu xalay ka sameeyeen degmooyinka, Waaberi, Hodan iyo Wadajir, iyadoo ciidamadu ay baaritaanno ku...

Xildhibaan saacado ka hor lagu diley degmada waaberi ee magalada muqdisho

Xildhibaan lagu magacaabi jiray Mustaf Maxamed Cabdullaahi oo xubin ka ahaa mudanayasha baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa caawa maqribkii lagu dilay magaalada Muqdisho. Xildhibaan Cismaan...

Duqeyn alshahab loogu geystey magaalada kismaanyo

Toddobo qof oo ka tirsanayd maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen tiro intaas ka bandanna ay ku dhaawacmeen weerar dhanka...

Qarax ka dhacay magalada gaarisa ee dalka kenya

Laba qarax ayaa maanta waxaa ey ka dhaceen magaalada gaarisa ee dalka kenya qaraxaas oo geystey qaraaso badan qaraxaan ilaa iyo hada inta la...

Dowlada mareykanka oo cambaareysey qaraxii ka dhacay magalada muqdisho

Dowlada Dalka Marekanka ayaa canbaareyn kulul dusha kaga tuurtay dadkii ka dambeeyay qaraxii maalin ka hor lala eegtay goob ay ku sugnaayeen wariyaal dhowr...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img