Warar ey dhawaan ka helney degmada Afgooye ee gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ey halkaasi ka dhaceen qaraxyo xoogan oo lagu weeraray Saldhiga...
Micel Andhoca oo kamid ah saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM e u qaabilsan dhanka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sheegay in muhiimad gaar ah...