WARARKA

Kooxo ku hubeysan bistoolado oo odey dhaqameed ku toogtey xerada dhabaab

Koox bastoolado ku hubeysan ayaa maanta oday dhaqameed caan ka ahaa xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee gobolka Waqooyi-Bari Kenya ku toogatay xerada IFO. Wararka ayaa sheegaya...

Tiro dheeri ah oo lagu darey ciidamada jabutiyaanka ee ku sugan magalada baledweyne

Cutubkii sedaxaad ciidammo ka socda dalka Jabuuti ee howlgalka midowgga Africa AMISOM ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Ciidamada oo ku qalabeysan gadiidka...

Ciidamada dowlada iyo kuwa alshabab oo xaley ku dagaalmey qeybo ka mid ah gobolka banaadir

Ciidamada dowlada iyo kuwa alshabab ayaa waxaa ey ku dagaalameen xaley degmada dharkanleey iyo degmada yaaqshiid ee gobolka banaadir dagaalkaasi oo ey isku adeegsadeen...

Afgoi action council oo tacsi u diraya eheladii iyo qaraabadii ey ka geeryootey Iisha Xaaji Axmed Daraawiishoow

INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. INA LILLAAHI MAA AKHADA WALAHU MAA ACDHAA. CADAMALLAAHU AJRAKUM WA’AXSANA CADHAA’AKUM WAGHAFARA LIMAYTIKUM. Dhamaan maamulka Afgoi Action Counsil, waxaan...

Alshabab oo isku shaandheyn ku sameysey mamulkeeda gobolka banaadir

Xarakada Al-shabaab oo dagaal kula jirta dowladda federaalka Soomaaliya iyo ciidamada caawinaya ee AMISOM ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyahoodii gobolka Banaadir, Sheekh Maxamed Xasan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img