WARARKA

Maddaxweynaha oo ka hadley arimiha jubooyinka iyo isbaaroyinkii laga qaadey Muqdisho

Madaxweynaha Dowlada Federalka  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Gobalada Jubbooyinka ayaa wuxuu sheegay in Jubbooyinka ay kamid yihiin dalka Soomaaliya Dowladda Kenyana ay door ku...

Xubnaha Balamaanka Somaliya oo ku amaaney Dalka jabuuti kaalinta ey ka qaadaneyso Horumarinta Dalka Somaliya

Xidlhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa tallaabo horumar leh ku tilmaamay kaalinta Jabuuti ay ka qaadanayso dalka Soomaaliya. Xildhibaanada ayaa sheegay in Jabuuti ay tahay...

Madaxweynaha Dowlada Fedralka Somaliya oo sheegey in Alshabab ey ka sifeyn doonaan guud ahaan Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyada Faderalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in dowladiisu ay wiiqisay Awoodii Al Shabaab...

Kenya oo shaley u dabaal degeysey maalintii ey qaadatey xoriyada

Waxaa guud ahaan shalay  dalka Kenya looga dabaal dagay maalinta ay Kenya  xoriyadda ka qaatay gumaystihii Ingiriiska sanadkii 1963-dii. Guud ahaanba dalka Kenya ayaa waxaa...

Djibouti begins training for more than 1,300 soldiers

Djiboutian Defence Minister Abdoulkader Kamil Mohamed officially opened on Monday (December 10th) the annual 45-day military training exercise for more than 1,300 of the...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img