WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo casho sharaf u sameeyey Gudomiyaha Barlamanka Dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuriyada Federaalka Soomaalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay casho sharaf u sameeyay guddoomiyaha Baarlamanka Jamhuuriyada Jabuuti iyo wafdiga uu hogaaminayo oo booqasho...

Deegaanka Kuunyo Barow oo ey ku dagaalameen Alshabab iyo dadkii deegaanka degenaa

Dagaal geystay waxyeelo kooban ayaa degaanka Kuunya Barrow ku dhexmaray Maleeshiyada Al-shabaab iyo dadka deegaanka. Iska hor’imaad u dhaxeeyay maleeshyaadka Shabaab iyo dadka deegaanka ayaa...

Dagaal ka dhacay xaley magalada Kismaanyo

Iska hor imaad ayaa lagu soo warmayaa in uu xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose. Iska hor imaadkani ayaa wuxuu u dhaxeeyaa...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somalia iyo Gudomiyaha Barlamanka oo Villa Somaliya kula kulmey Gudomiyaha Barlamanka Jabuuti

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la yeeshey wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Idiris Cali iyo...

Reysulwasaraha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta magacabey Wasiir ku xigeeno iyo wasiiru dowlayaal

Ra'iisul wasaaraha Dowlada Federalka Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta dhameystiray xubnaha golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya, isagoo magacaabay shan wasiiru dowle iyo 20-wasiir...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img