WARARKA

Muran ka taagan Wasiir kuxigeenka Arimaha dibada oo aan ka wareysaney Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame

Wareysi aad u xiiso badan ayaan maanta la yeelaney Suldaanka Beesha Jiido Suldaan Warsame Suldaan Caliyo oo ku saabsan buuqa beryahan ka taagan wasiir...

Maddaxda Raaskambooni oo lagu arkayey Magalada Adis Ababa

Warar laysku halayn karo oo aan kasoo xiganay ilo kala gedisan oo ku kala sugan magaalooyinka Adis-ababa,Muqdisho iyo Kismaayo ayaa ku waramaya in Hogaamiyaha...

Ciidamada Dowlada ee ku sugan Gobolka Gedo oo mushaarkoodii ugu horeeyey la siiyey

Dowladda Soomaaliya ayaa billowday mushaar-siinta ciidankeeda ka howlgala qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Gedo kaddib muddo dheer oo ay mushaar la’aan ahaayeen. Saraakiil ka...

Ciidamada Dowlada oo sheegey iney sugeen amaanka wadada isku xirta Afgooye iyo Marka

Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaalya ayaa sheegay in ay sugeen ammaanka wadada dheer ee isku xirta magaalooyinka Afgooye iyo Marko oo marar badan ay xoogagga...

Laba askar oo dad rayid ah u geysanayey dhac oo lagu toogtey Magalada Muqdisho

Askar katirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa toogasho lagu dilay gudaha Magaalada Muqdisho xili ay dhac iyo boob u gaysanayeen dad rayid ah. Rag hubaysan ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img