WARARKA

Warbixin Dowlad Goboleedka Koonfur Soomaaliya‏ (Sawirro)

Marka hore waad salaaman tihiin walaalayaal gabdho iyo wiilal, mudanayaal iyo marwooyin. Marka xigta, waxaan rabaa inaan halkan idinkugu soo gudbiyo warbixin kooban oo ku...

Qaarka ka mid ah Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo maanta lagu weerarey deegaanka Buufoow-Bac ee Gobolka Shabeelaha hoose

Gelinkii hore ee maanta ayaa waxaa weerar lagula beegsadey deegaanka Buufoow-Bac ee gobolka shabeelaha hoose Kolonyo gaadiid ah oo ey saarnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan...

Maamulka Alshabab ee Magalada Baraawe oo halkaasi Dhuxul ku gubey

Maamulka Ururka Al-Shabaab ee Magaalada Baraawe ee Gobalka shabeelaha Hoose ayaa sheegay inay gubeen dhuxul saarneed gaari kadib markii dadkii dhuxushaasi lahaa ay ku...

Alshabab oo sheegtey in ey burcad ku dileen wadada isku xirta Afgooye iyo Marka

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegay inay dileen rag dadka ku dhibaateyn jiray wadada isku xirta Magaalada Marka iyo sidoo kale Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha...

Qaxootiga Somaliyeed ee ku nool dalka Kenya oo lagu amrey in ey dib ugu laabtaan xerooyinkooda

Dowladda Kenya ayaa amar ku siisay qaxootiga Soomaalida ah ee ku nool magaalooyinka Kenya inay dib ugu laabtaan xeryaha qoxootiga, gaar ahaan xeryaha adduunka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img