WARARKA

Maamulka Puntland oo kasoo furtey Markab MV Iceberg iyo shaqaalihiisa

Ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ayaa sheegay inay badbaadiyeen 22 la-haystayaal ajnebi ah oo lagu haystay markabka MV Iceberg 1 oo ku dhowaad saddex koox...

Wasiirka Difaaca oo maanta u kicitamey dalka Kenya una sii gudbi doona Ugandha

Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa maanta oo Axad safar shaqo ugu ambabaxay...

Barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa Usbuucan marti inoogu ah Sheekh Cabdi Basid Sheekh Ibrahim

Barnaamijkeenii dadoow doodnooy usbuucan waa ka duwan yahay usbuucyadii hore usbuucan waxaa inoogu marti ah sheekh weyn oo caan ah oo laga yaqaan dhamaan...

Amnesty International oo ka hor time go,aankii dowlada Kenya ey ka gaartey qaxotiga

Hay’adda caalamiga ah ee Amnesty ayaa sharci-darro ku tilmaantay go’aanka ay dowladda Kenya ee ku celineyso dadka qaxootiga ah ee dalkeeda ku sugan, kuwaas...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Kenya oo ka wada hadley arimaha Qaxootiga

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku isku raacay in dib ay ugu noqdaan qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Kenya,wadankooda hooyo oo iminka laga dheehanayo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img