WARARKA

Xarakada Alshabaab iyo Ciidanka Raskambooni oo ku dagaalamey deegaanka Buulo-gaduud ee Gobolka J/Hoose

Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda oo ay taageerayaan kuwa Kenya iyo Al Shabaab ayaa waxa uu xalay ka dhacay deegaanka  lagu Magacaabo Buulo-gaduud oo...

Digniin ku Wajahan inta Xumaha Jecel ee ku Jira Qowmiyada Digil iyo Mirifle

Dear Digil iyo Mirifle “Intellectuals” Aswwbr, Sidan ugu warqabno dadkeena iyo dalkeena waxaa heysta dhibaato baaxad leh, ma rabi inaan halkaan ku gabyo ama idinla hadlo dad aan xaalka wadanka la socon. Waxaa...

Xubnaha Barlamaanka oo maanta diidey in uu Prof Jawaari shir gudoonka noqdo

Xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya ayaa maantamarkii ugu horeysey isku deyey in ey ku dhaqmaan sharuucda dastuurka qaranka ayagoo ku qaadey qodob ka mid ah dastuurka...

Maamulka Degmada Afgooye oo dib usoo celiyey Isbaaroyinkii Baar Ismaaciil

Ciidamada dowladda ee maamulka gobolka Sh/hoose ayaa maanta dib u soo dhigay Isbaaradii Baar Ismaaciil ee degmada Afgooyee ee gobolkaasi. Darawalada gawaariada ka dhaxshaqeeya Afgooye...

Reysulwasaraha dalka Kenya oo lataliye u magacabey Somaliya

Raysal wasaaraha dalka Kenya Raila Odinka ayaa Ibrahim Ahmed Rashid waxa u magacaabay la taliye dhanka Soomaaliya iyo Kenya oo ku aadan dhibaatada sii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img