WARARKA

Howlgalo ey si wadjir ah u sameeyeen Ciidanka Boliiska iyo Amisom oo laga sameeyey Magalada Muqdisho

Ciidamada booliiska Soomaaliya iyo booliiska AMISOM ayaa maanta howgallo wadajir ah oo ay ku qabqabteen kooxo hubeysan ka sameeyay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir,...

Doon kasoo ambabaxdey dalka Imaaraadka oo ku degtey xaabaha gobolka Bari

Wararka ka imaanaya deeganada maamulka Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku dagtay doon u rarneed ganacsato Somaali ah taasi oo kusii...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo dalka dib ugu soo laabtey

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey magalada Muqdisho kadib safaro uu uu dalka dibadiisa...

Wasiirka Arimaha Gudaha oo habeenkii labaad booqanaya Degmooyinka Gobolka Banaadir

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka oo ay wehliyaan taliyayaasha Ciidamada Booliiska iyo nabadsugida ayaa habeenkii Labaad kormeeeray xaafado ka mid ah degmooyinka gobolka...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo la kulmey Jaliyada Somalida ee ku Nool Dalka Ugandha

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Uganda. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyda ayaa xalay Magaalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img