WARARKA

Hogaamiyaha Ururka Raaskamboni oo kusoo laabtey Magalada Kismaanyo

Hoggaamiyaha ururka Raaskaambooni Axmed Madoobe ayaa dib ugu soo laabtey magaalada kismaanyo isagoo beryahan ku maqnaa dalka kenya halkaas oo uu shirar kala duwan...

Lafaha Dadkaaga Jaranjaro Loogama Dhigto Siyaasada By: Eng. Salah

Ummada degan gobolada konfureed waxey soo mareen dulmiga aan hadleheen: Gumeysi Shisheye iyo kuwii dawladihii qabiilka ku dhisanaa waxeyna soo mareen dagaal sokeeyo oo...

Wasiirka Arimaha Gudaha oo sheegey in loo bahan yahay in la sugo amaanka goobaha laga wareego Alshabab

Wasiirka Wasaarada arimaha gudaha iyo ammaanka qaranka Xukuumadda Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in ciidamada Dowladda Soomaaliya looga...

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo Baaq u direy dhalinyarada la shaqeysa Alshabab

Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed Generaal C/qaadir Sheekh Cali Diini oo la hadlay warbaahinta ayaa wuxuu sheegay in dhalinyarada Shabaab ku jira ay wanaagsan...

Xildhibaanada Barlamanka oo maanta diidey iney ansixiyaan miisaaniyada ey dowladu ku shaqeyn doonto Sannadka 2013

Xidhibaannada Baarlamaanka ayaa maanta diiday inay meel mariyaan miisaaniyada ay xukuumaddu ku shaqeynayso sannadka soo socda ee 2013, taasoo uu baarlamaanku ka doodayay saddexdii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img